Ayatollah Ali Khamenei oo ka duceystay kumanaan maxaabiis ah oo xirxiran

Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay cafiska uu fidiyey Ayatollah Ali Khamenei kaas oo wata shuruudo Cafiska ayaa ku beegmay xilli la xusayo sanadguuradii kacaankii Islaamiga ee dalkaa ka dhashay sanadkii 1979kii. Bannaanbaxyo ayaa ka dillaacay bishii September ee sanadkii hore dalka Iran kuwaas oo ka dhashay markii Mahsa Amini ay ku dhimatay xabsiga iyadoo ay hayaan … Continue reading Ayatollah Ali Khamenei oo ka duceystay kumanaan maxaabiis ah oo xirxiran